Sign in to follow this  
Deeq A.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo deeq gaarsiiyey dadka reer Sudan ee fatahaadu saamaysay

Recommended Posts

Deeq A.   
2.jpeg?resize=960%2C540&ssl=1

Jaaliyada, Ardayda iyo safarada Soomaaliyeed ee dalka sudan oo iskashanaya, ayaa deeq gar-gaar ah gaarsiiyey in ka badan 400 oo Qoys oo ah ah dadkii ku barkacay Fatahaadihii dalk Sudan ka dhacay labadii bilood ee la soo dhafay.

Ku dhowaad nus million qof ayay saamaysay Fatahadan, kuwaas oo aan haysan guryo cunto iyo biyo ku filan midna, waxaana wadanka Sudan gaaray caawimaad Kala duwan oo uga imanaysay Hay’adaha kala duwan iyo wadamada caalamka intabada.

Waxaa iyana dhan-kooda isku taagay Jaaliyada ardayd iyo safarada somaliyeed ee dalka suudaan sidii ay u Garab istaagi lahaayen dadka fatahaaduhu sameyeen ee reer Sudan, isla markaana ay gacan uga gaysan lahaayen dadka ay dhibaatadu samaysay.

PUNTLAND POST

The post Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo deeq gaarsiiyey dadka reer Sudan ee fatahaadu saamaysay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this