Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweyne Lafta Gareen oo la kulmay wafdi caalami ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Barlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Dr Cali Saciid Fiqi ayaa Madaxtooyada kulan kula qaatay Masuu,liyiin kasocday USAID iyo Hay,adda TIIS oo Baydhabo soo gaaray

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn Warbixin ka dhagaystay Mas,uuliyinta iyo Socdaalkooda Baydhabo Waxaana ay ka warbixiyeen Howlaha shaqo ee ay ka wadaan Deeganada Koonfur Galbeed iyo sida ay uga qeybqadanayaan Hirgelinta Goobaha Muhiimka uah Bulshada sida Dib-udhiska Wadooyinka iyo Xarumaha Danta Guud,

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa Masuuliyiinta uga mahadceliyey Booqashada ay ugu imadeen Waxaana uu Amaanay Shaqooyinka Wanaagsan ee ay ka wadaan deeganada Koonfur Galbeed Waxa uu ku Bogaadiyey inay sii laba jibaaran Shaqooyinka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

122108960_685721632064477_1661599498086593471_n 122123901_685722578731049_4662119377872457575_n 122175056_685722515397722_3400861801681989857_n 122191955_685722635397710_8591942984422360046_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this