Deeq A. Posted October 19, 2020 Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Ra”iisul Wasaare Rooble soo dhisidda xukuumadda cusub. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka codsaday guddoonka iyo xildhibaannada Golaha Shacabka ansixinta xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble, si ayuu yiri loo dardar geliyo howlaha horyaalla golaha xukuumadda, loona gaarsiiyo dalka doorasho hufan oo wakhtigeeda ku qabsoonta. Madaxweyne Farmaajo ayaa xukuumadda cusub kula dardaarmay inay si daacadnimo iyo wadaniyad ku jirto ugu adeegaan shacabka Soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo codsi u diray Baarlamaanka appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites