Sign in to follow this  
Deeq A.

Digniin Laga Soo Saaray Hoteelada Ku Yaalla Magaalo Ka Tirsan Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Maamulka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa soo saaray digniin cusub oo ku socota Mulkiilayaasha Huteelada ku yaalla halkaas, kadib Qoraal kasoo baxay Maamulka gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo Qoraal soo saaray ayuu ku amray Milkiilayaasha Hoteelada Laascaanood in aan hoteelada lagu qaban karin shirar iyo munaasabado lagu taageerayo Musharixiinta Madaxtinimada Soomaaliya iyo wixii lidi ku ah Madaxtinimada iyo qaranimada Somaliland.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Sool.

wAR-1.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this