Deeq A. Posted October 17, 2020 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo ra’iisul-wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa warar soo baxay waxa ay sheegayaan in tashigii ugu dambeeyey ay ka yeesheen magacaabista golaha wasiirada Soomaaliya. Wararkii ugu dambeeyey ee ay Shabelle ka heshay madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadaha soo socda la filan karo in lagu dhawaaqo liiska ag olaha wasiirada cusub, kuwaasi oo ay ka soo muuqan doonaan qaar ka mid ah wasiiradii Khayare. Todobaadkii la soo dhaafauy ayaa waxaa shirar isugu yimid Madaxweynaha. Ra’iisul-wasaaraha iyo Guddomiyaha Baarlamaanka, iyadoo la isla meel dhigay tashi aahaan iyo magacaabista xukuumada Cusub. Ra’iisul-wasaare Rooble ayaa haatan magacaaban ama xilka haya 29-cisho, waxaana 30-ka berri ee loogu talagalay magacaabista golaha wasiirada haatan ugu harsan hal maalin. View the full article Share this post Link to post Share on other sites