Deeq A. Posted October 17, 2020 Internet-ka guud laga adeegsado koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney cild heysato, iyada oo la filayo in la hagaajiyo saacadaha soo socda. Shirkadda Hormuud ayaa qoraal ay macaamiisheeda u dirtay ku sheegay in ay jirto cilad xagga Internet-ka ah “Macaamiisha sharafta leh waxaan ka raaligelineynaa in cilad bixin saacado qaadaneysa awgeed culeys ama hakad ku iman doono adeegga Internet-ka”. Adeegga Internet-ka ee shirkaddan aya ala adeegsadaa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites