Deeq A. Posted October 14, 2020 Iyadoo maanta ay ku beengan tahay 14-ka October sanadka 2020-ka oo ah maalintii uu dhacay qaraxii xooganaa ee Zoobe sanadkii 2017-kii ayaa waxaa warbixintan ku eegi doonaa arrimaha ammaanka iyo waxyaabaha iska bedalay saddex sano kadib. Qaraxaas oo is-miidaamin ahaa ayaa noqday kii ugu xooganaa ee ka dhaca Soomaaliya, waxaana ku dhintay 587 qof, iyadoona ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan. Halkan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/10/waa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites