Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo la kulmay Ehelada Marxuum Cali Khaliif Galaydh+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Farmaajo oo la kulmay Ehelada Marxuum Cali Khaliif Galaydh+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Cali Khaliif Galeydh ee ka soo qeyb galay Aaskii loogu sameeyey Muqdisho.
“Geerida, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaare Cali Khaliif Galleydh ma ahan mid keligiin gaar idin taabatay ee waxa ay ahayd mid si murugo leh ay wadajir u dareemeen shacabka Soomaaliyeed, maadaama Marxuumku uu dawladnimadeenna kaga tagay raad muuqda.” ayuu ku yidhi Farmaajo
Dhankooda, Ehelada iyo Qaraabada Marxuumka ayaa uga mahadceliyey Farmaajo meeqaamka  lagu soo dhaweeyey iyo aaska Qaran ee loo sameeyey  Marxuum Cali Khaliif Galeydh.
 far-2-1024x683.jpg far-3-1024x683.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this