Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya  mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Nicolas Berlange..

Ra’isul Wasaaraha wuxuu tilmaamay in ay ka wada hadleen Safiir Nicolas Berlange arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga Midowga Yurub ee horumarinta Soomaaliya iyo horey u socodka ammaanka iyo doorashooyinka.

Mudane Maxamed Xuseen Rooble Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya wuxuu sheegay in Midowga Yurub uu dalkeena u yahay saaxiib iyo gacan siiye muhiim ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this