Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar ka mid sawirradii ugu quruxda badnaa toddobaadkan ee laga soo qaaday dunida daafaheeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid sawirradii ugu quruxda badnaa toddobaadkan ee laga soo qaaday dunida daafaheeda.

Waa macalimad cashar dhanka online-ka siineeysa ardey ku sugan Amman, Jordan.
Waa macalimad cashar dhanka online-ka ah siineeysa ardey ku sugan Amman, Jordan.
Samafale Lloyd Scott, oo isku dayaya inuu fuulo qeybta ugu sarreeysa buurta ku taalla Cumbria, England.
Samafale Lloyd Scott, oo isku dayaya inuu fuulo qeybta ugu sarreeysa buur ku taalla Cumbria, England.
Waa dhakhtar isku diyaarinaya inuu qof bukaan ah ka baaro Covid-19, kaasi oo ku sugan Xarunta Caafimaadka Sunway oo ku taalla Subang Jaya, Malaysia.
Waa dhakhtar isku diyaarinaya inuu qof bukaan ah ka baaro Covid-19, kaasi oo ku sugan Xarunta Caafimaadka Sunway oo ku taalla Subang Jaya, Malaysia.
Waa yaayuur ku dul socota miiska haweeneey ka shaqayneysa gurigeeda oo ku yaalla Sassenheim, Netherlands.
Waa yaayuur ku dul socota miiska haweeneey ka shaqayneysa gurigeeda oo ku yaalla Sassenheim, Netherlands.
Waa nin madaxa geeso gashtay oo ka qeeyb-qaadanayay dibadbaxyo ka dhacay magaalada Berlin ee Jarmalka.
Waa nin madaxa geeso gashtay oo ka qeeyb-qaadanayay dibadbaxyo ka dhacay magaalada Berlin ee Jarmalka.
Madaxweyne Trump oo iska furaya maaskarada wajiga
Madaxweyne Trump oo iska furaya maaskarada wajiga
Waa madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo ay dhexmartay dood muddo 90 daqiiqo ah socotay.
Waa madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo ay dhexmartay dood muddo 90 daqiiqo ah socotay.
Waa mudaaharaadayaasha magaalada Jakarta oo haweeneey da' ah difaacaya xilli iyaga iyo booliska uu iska hor imaad dhexmaray.
Waa mudaaharaadayaasha magaalada Jakarta oo haweeneey da’ ah difaacaya xilli iyaga iyo booliska uu iska hor imaad dhexmaray.
Waa beer liin ah oo ku taalla meel u dhow Leeton, New South Wales, Australia.
Waa beer liin ah oo ku taalla meel u dhow Leeton, New South Wales, Australia.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this