Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo Weli Xiran

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa saaka weli xiran qaar kamid ah woddooyionka magalaada Muqdisho, gaar ahaan Maka Almukaraba qeybo kamid ah, sida ay inoo sheegeen dadka shacabka ah.

Maka Almukarama ayaa  xiran inteeda badan, dadayaana lugeynayo wadaas, oo ah midda ugu mashquulka Badan gudaha magaalada caasimadda ah.

Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray maalintii shalay aheyd oo aas qaran loo samaeynayey Ra’iisalwasaarihii hore Cali Khaliif Galeyr,oo lagu aasay caasimadda.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this