Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha deegaanka Afmadow oo doortay Guddoomiyaha Degmadaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamed Cabdullaahi Cusmaan (Maxamed Amiin) ayaa noqday guddoomiyaha degmada Afmadow, kaddib markii doorashada ay u gudubtay wareega labaad sidoo kale uu tanaasulay mushariixi la gudbay wareega labaad kaas oo ah Maxamed Cabdullaahi Xaashi.

Natiijada waxaa ku dhawaaqay Xamse Cabdi Barre guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashada Jubbaland.

Tirada codadka ay kala heleen saddexda musharax ee u tartameysay xilkaan ayaa kala ah.

Maxamed Amiin 13

Maxamed Cabdullaahi Xaashi 6

Yuusuf Xasan Xuseen 2

Afmadow ayaa noqotay degmadii ugu horreysay ee golaha deegaanku ay doortaan guddoomiye, waxaana degmooyinka kale ka socdo dadaallo lagu dhisayo golaha deegaanka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this