Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo guddi u xil-saaray aaska marxuum Cali Khaliif

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ugu horeyn Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa magacaabay Guddi Qaran oo ka shaqeynaya Aaska loo sameynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya.

Guddigan ayaa ka kooban 13 xubnood oo isugu jira wasiiro iyo wasiir ku xigeeno.

Halkan hoose ka daawo sawirada:-

120926384_2815831731981276_2237404332946060815_o

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this