Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Lafta Gareen oo qaabilay wafdi ka socda DF Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya oo Maanta gaaray magaalada Badhabo

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa uu kulan is xog wareysi ah la qaatay sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya.

Xubanahaan ka socday dowladda Soomaaliya ayaa magaalada baydhabo u tagay mashaaruuc horumarineed oo ku aadan dhinaca waxbarashada maamulka koonfur galbeed.

Halka hoose ka daawo sawirrada:-

121006941_676988789604428_78375068618533 121008744_676988556271118_92004789886359 121009501_676988599604447_32154017873600 121017213_676988646271109_64877763868625 121024152_676988689604438_62491573035351 121039217_676988726271101_46981240720223

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this