Sign in to follow this  
Deeq A.

DF Soomaaliya oo baaris amni ku sameyneyso shaqaalaheeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa baaritaan la xiriira amniga lagu sameyn doonaa dhammaan shaqaalaha dowladda Soomaaliya, sida ay shaacisay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada.

Warqad ka soo baxday wasaaradda oo ku taariikhaysbeyd 03-October 2020-ka ayaa waxaa lagu sheegay in baaritaan la xiriira ammaanka laga samaynayo wasaaradaha kala duwan ee xukuumadda, si loo hubiyo shaqaalaha in ay xiriir la leeyihiin Al Shabaab.

Halkan hoose ka aqriso:-

120909705_4438734836198045_528907329498717861_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this