Deeq A. Posted October 7, 2020 Waxaa baaritaan la xiriira amniga lagu sameyn doonaa dhammaan shaqaalaha dowladda Soomaaliya, sida ay shaacisay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada. Warqad ka soo baxday wasaaradda oo ku taariikhaysbeyd 03-October 2020-ka ayaa waxaa lagu sheegay in baaritaan la xiriira ammaanka laga samaynayo wasaaradaha kala duwan ee xukuumadda, si loo hubiyo shaqaalaha in ay xiriir la leeyihiin Al Shabaab. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites