Deeq A. Posted October 1, 2020 Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ayaa maanta waxaa uu magacaabay guddi 7 xubnood ah oo qaban-qaabinaya doorashada xildhibaannada gobollada waooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites