Deeq A. Posted October 1, 2020 Wararka aan ka heleyno isgoysha Black sea dhanka Hawlwadaag, ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof haweeney ah ay qarax fulisay. Dad xaafadda deggan ayaa Goobjoog News u sheegay in lagu bartilmaameedsaday sarkaal ka tirsan hey’adaha amniga, isaga oo halkaa ku geeriyooday. Weli war rasmi ah kama soo bixin hey’adaha amniga, Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites