Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Siciid Deni oo la kulmay guddoonka Golaha Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari iyo Mudane Mowliid Xuseen Guhaad.

Kulanka oo ka dhacay guriga guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda uu dalku marayo, waxaana Guddoonka Aqalka Sare uu Madaxweynaha ku bogaadiyey doorkiisa muhimka ah ee samata bixinta Dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

119991989_1008423199571200_1081157459767 120010375_1008423376237849_4948813926353 120017975_1008423449571175_1343032104746 120029135_1008423202904533_5226231267097 120033686_1008423406237846_8205533847852

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this