Deeq A. Posted September 5, 2020 Waxaa goordhow oo caawa ah qarax uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka taalada Sayidka ee degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa miino dhulka wadad dhinaceeda la dhigay, ayaa geystay khasaare waxaa la sheegayaa inuu dhaawac kasoo gaaray labo, ruux. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites