Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku meel gaarka ah ee Jubbaland.

118407188_1819360138204879_8808649344600

Madaxweyne Madoobe ayaa maalmahii lasoo dhaafay Safar Caafimaad ku joogay Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya,isagoo aan ka qeyb galin shirkii Dhuusamareeb 3 ee u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Fedraaka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah kuwa Maamul Goboleedyada.

118378170_1819360141538212_3561389151939Labada Madaxweyne ku xigeen Iyo xubno katirsan labada gole ee Dowlada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo.

118324859_1819360061538220_2824198874920

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this