Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

The Video Song of DHAHAR.

Recommended Posts

Originally posted by LayZie G.:

lol@haneefah, waligey ayadoo dadka u tirineyso ma aqrin.

 

Koore tuunji or whatever aad iskugu wacdid, colgate aa u baahan tahay aan umaleynaa? Sabaaxada maxaan kaa dhahaa

Adiga Kaalay,Afar iyo labatan sac,maxaad la dagalameydaa? Ar unukaa walax aragnay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by LayZie G.:

Koore tuunji or whatever aad iskugu wacdid, colgate aa u baahan tahay aan umaleynaa? Sabaaxada maxaan kaa dhahaa

Iyaah abaay? Xaa hoosta wiilka kaa galiyay adi? Hoos hoos galoow, laasin banaan lee lasoo dhigaa ma'ogidoo? icon_razz.gif

 

Adiga Kaalay,Afar iyo labatan sac,maxaad la dagalameydaa? Ar unukaa walax aragnay!

Iyaah aboow adna? Xaa kudaba dhigay afar iyo labaatan saac gabadhaan iyo dagaalkeeda? Dabadaba galoow, laasin waala reebaa lee ma'ogidoo? icon_razz.gificon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Miskiin!! Abbaayo Allaha ku caafiyo!

Qofkii i af-lagaadeeyo hadaad ku raaxaysanayso. Weli koriimo baa kuu dhiman, adiga iyo dameerta kale aad is daba ordaysaan. Attention kayga maa saas u rabtaa? Iska cadayso, ama orod another thread about Nephy bilaabo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lol, afka aad ku hadleyso, maxaa waaye?(KK)

 

Af jini may afro-girl ku bartaY?

 

Waryaa Faarax B, inta aniga dagaal kujiro, adiga maxaa sameysaa? Waa raaxeysanee, soo maaha? Hakuu macaanaato, mugshot maroodi ku dil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Layzie, yaakuu sheegaa hee...

 

Neph, gacalo, yaaba kula hadlay adi? Anagaabo mashaqo nagutaagan aragnay sanadkaan...Macaanto, malabeey, cadeey boolo isdaji...Dar alla kudag...No need for you to call anyone 'dameer'...But then again it is said 'it takes one to know one'...No problem hon...Hakuu macaanaato...

 

As far as your attention, kaas waa helay, waana ka gudbay...I am sure wili waaxasuusataa no?

 

Ciao Bella!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Keelaga hadlooyaa minaa ogahay lee ma fiicnoo? Wiilkoo inta kujiro maa hawada ka jeclaateen ani ma fahminee? Mise Koora aaka hadloysiin? Warka noo cadeeya hee, ani donkey donkey magoradaawee...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by LayZie G.:

^lol, afka aad ku hadleyso, maxaa waaye?(KK)

 

Af jini may afro-girl ku bartaY?

 

Waryaa Faarax B, inta aniga dagaal kujiro, adiga maxaa sameysaa? Waa raaxeysanee, soo maaha? Hakuu macaanaato, mugshot maroodi ku dil.

I got love for you Layzie...Laakin,dagaal lee kijirtaa,see camal smile.gif

 

Koolkat,Dagaal raadis aa tahaye,ee iga gambiso,qofyahay L0L. Laakin,i wonder Nephy faraha ee kaa hayso, Bangi maa soo dhacday tolow? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Kix kix, bangi lee mafiicnaan leheenoo inaa soo dhoco...Isqorlee socdo aboow, nothing more...Walaasheeyaa wexey dhihi jirtay dadka is qorka badan 'why you all over me like a cheap shirt'...Marka in la iska fujiyo aa laasim noqotay nooh... ;) No dagaal though...Never...Not my cup of tea...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

^Kix kix, bangi lee mafiicnaan leheenoo inaa soo dhoco...Isqorlee socdo aboow, nothing more...Walaasheeyaa wexey dhihi jirtay dadka is qorka badan 'why you all over me like a cheap shirt'...Marka in la iska fujiyo aa laasim noqotay nooh...
;)
No dagaal though...Never...Not my cup of tea...

You could have sent a freindly PM instead of pulling doing this highschool sheeko. Qof Marwo oo reer leh baa tahaye,waana laga fiican yahay this drama-mama sheeko. Bal Kawaran ninkaada haduu maanta sol joogo & he sees his lovely wife dagaal kujirto? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Kool_Kat:

^Kix kix, bangi lee mafiicnaan leheenoo inaa soo dhoco...Isqorlee socdo aboow, nothing more...Walaasheeyaa wexey dhihi jirtay dadka is qorka badan 'why you all over me like a cheap shirt'...Marka in la iska fujiyo aa laasim noqotay nooh...
;)
No dagaal though...Never...Not my cup of tea...

Fiiri, abbaayo. Reaction baa iga raadinaysaa. Laakin ma helaysid. Marka do me and all the reputable SOLers a favour. Do not address me, ever again. Hawada iiga bax, please, I'm asking you politely.

 

 

Admin: Take a note.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farah B, butt out nin yahow, this is between labo naago, nothing adiga kuu yaalo maaha.

 

Taking cheap shots@KK while you are posting a smiley, isn't going to make this any better.

 

Wax adiga kuu yaalo maaha@Farah B, so butt out before I do it for u. Waligaaba naago waa ku dhax jirtaa, oo nin rag ah iska dig, ceeb caleyg.

 

 

Ladies, cool it off, no need to make this more than it is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Layzie, dee sootaan mar hore baramoosay...Wax raadis baa buuxa...Jiq lee ku ahanee udaa... :D

 

FB, love it, just L-O-V-E I-T!! Laakiin, naago shaneeye nimada ma fiicno ogoow, nin rag ah buu alla kaa dhigay bey ila tahay?

Nonetheless, thanks for the cheap attempt! icon_razz.gif

 

Admin pls do take note...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waa kaas dagaalkan sheegaye. Combative lee...

 

Butting out..I was just advising my sister KK. You have grievance with someone,PM lee wash ku sii,no need to parade and follow up on every thread just to retaliate.

 

Anyway,Topiga Koora Tuunji aa iska leh and lets attack him shall we? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this