Sign in to follow this  
Deeq A.

Daadir Amiin “Taariikh Wanaagsan Ayay Ii Tahay Hanashada Horyaalka ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Tababare ku xigeenka ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa horyaalka Somalia Premier League qaaday,isagoo macallin iyo ciyaaryahan wuxuuna arintaa ku sheegay rikoor aad u wanaagsan u sameeyay,tani ay qeyb ka qaadanayso horomarka xirfada tababarnimo.

117020276_3090386261039049_9096996937935

Sanadii 2016 Daadir Amiin waxa uu ahaa kabtankii hogaaminayay naadiga Banaadir Sports Club ee ku guulaystay horyaalka Soomaaliya,blase saddex sano ka dib waxaa u suurta gashay 2020 in uu qaado horaaylka Soomaaliya,isagoo ka mid ah macallimiinta kooxda Muqdisho City Club.

33e70e4d2d9ea21c2014-1024x576.jpg

“Waa taariikh ii wanaagsan labada waqtiba ma iloobi doono waxaan samaysay rikoor wanaagsan waana sii wadi doonaa guulahan oo kale” ayuu Goobjoog Sports u sheegay tababare ku xigeenka naadiga Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali.

106913718_2981286435282366_1688217160580

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Hanashada Horyaalka Iyo Kooxda Muqdisho City

Muqdisho City Club Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Soomaaliya

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this