Sign in to follow this  
Deeq A.

Natiijadda Imtixaankii Shahaadiga Ee Fasalada 4aad Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta La Shaacinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xafiiska imtixaanadka Qaranka Somaliland, ayaa hada shaaca ka qaaday in maalinta oo isniin ah (10.08.2020) lagu dhawaaqi doono natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 4aad ee Dugsiyada sarre.

Waxa kale oo la shaacin doonaa Natiijadii Qiimaynta ee fasallada kale oo dhan: “laga bilaabo KG ilaa Form 3”.

Arday kastaa waxa uu natiijadiisa ka heli doonaa Dugsigiisa.

Guddoomiyayaasha waxbarashada gobollada oo qudha ayaa iman doona Xafiiska Imtixaanaadka.

FB_IMG_1596994980991.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this