Deeq A. Posted August 6, 2020 Wasiirkii arrimaha gudaha ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa uga hadlay dhinacyo badan, kuwaas oo xiligaan dalka ka taagan, waxaana uu soo hadal qaaday wadadii loo maray xukuumaddii BFS uu riday. Xildhibaan ayaa waxaa sidoo kale wareysigiisa uu ku soo hadal qaaday Galmudug iyo wixii ka dhacay markii la un kayey, waxaana uu sheegay in natiijada ka dhalatay ay wanaagsan tahay, laakiin weli uusan wax iska bedelin mowqifkiisii ahaa in la helo Galmudug loo wada dhan yahay sida uu ku sheegay wareysiga Xildhbaan Odowaa. Halkaan ka Daawo weysiga oo dhameys tiran Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites