Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaarad Ku Burburtay Degmada Dhoobley

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka laga helaayo degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegayo in diyaarad ay leeyihiin ciidamada dowladda Kenya ay ku burburtay gudaha garoonka degmadaasi.

Diyaaradda ayaa waxaa ay sahay u siday ciidamada Kenya ee degan degmada, diyaarada ayaa cilad ku timid, kadib markii ay soo caga dhigatay garoonka.

Waxaa jiro khasaare ka dhashay burburka diyaarada, waxaana ku geeriyooday duuliyihii diyaaradda, maadaama diyaaradu ay siday sahay ciidan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this