Deeq A. Posted August 3, 2020 Taliska midowga afrika AMISOM ayaa ayaa taliye cusub u soo magacaabay ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan Soomaaliya, kaas oo muddooyinka soo sovda hoggaamin doono. Taliyaha cusub ee la soo macaabay ayaa lagu magacaabaa Lieutenant General Diomede Ndegeya, kaas oo u dhashay wadanka Burundi. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites