Sign in to follow this  
Deeq A.

Shebelle oo maalintii saddexaad hilibka u dxiyada u qeybisay qoysas dan-yar ah

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maalintii saddexaad hilibka u dxiyada u qeybisay boqolaal qoysas danyar ah, si ay uga qeyb qaataan farxadda ciida.

Dhowr iyo toban neef oo Lo’ ah ayey Shabelle ugu talagashay inay uga faa’iideystaan udxiyada qoysaskaasi oo kakala yimid xaafadaha Muqdisho.

Cumar Sheekh Axmed (Cumar Shaam) oo ka mid ah howl-wadeenada shabelle ayaa ka warbixiyay u dxiyad siinta dadka danta yar ee ku dhaqan Caasimadda, wuxuuna sheegay in qoysas badan iyo caruur agoon ah ay ka faa’iideysteen.

Shabelle ayaa ah shabakad warbaahineed oo hadiya jeer u taagan caawinta qoysaska tabaaleysan iyo caruurta agoonta ah ee ku nool magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

11 2 3 4 5 6 8 9

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this