Deeq A. Posted July 31, 2020 Qoraal ka soo baxay Iskutaga ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay in wado sharci ah aan loo marin magacaabista xubnaha golaha adeega Garsoorka dalka , kuwaas oo maalinimadii shalay ay magacaabeen golaha wasiirrada dowladda Soomaaliya. Qoraalka ayaa lagu xusay haddii magaacaabista golaha adeega loo maro wado aan sharciga waafaqsaneyn in aysan haqabtiri karin baahida cadaaladda ay qabaan umadda Soomaaliyeed. Halkaan Ka Akhriso Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites