Recommended Posts

9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Wariye C/qaadir Nadaara as usual isku dir ayuu wadaa as he used to do on Universaltv.

 

Isagii baa doodii ku biiray 😁, oo dhinac la saftey

 

MMA, Sheeko cusub oo kuwan wariye isku sheega sameeyaan baa hada jirta, in Lacag,  extortion,  laga dalbado madaxda dalka , hadii kale lugu shido oo sidan Nadaara. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

La yaab malaha wariye aan shaqo ahaan usoo baran shaqadiisa iyo TV lagu furay ma ii jeedaa iyo nalka igusoo jeedi.

Waxaa kaliya oo layaab leh nin aaminsan in soomaaliya aysan lahayn (Country sovereignty ) hadana xusbi siyaasadeed furtay macnihiisu wuxuu yahay?!!

Hadii aad aaminsantahay in wadanka xalane laga xukumo ayna dhici karto in wax ka jiraan hadalkiisa soo ma'ahayn inuu dalkiisa ama qalin ku xoreeyo ama qori muxuu xusbi u furtay asagoo aaminsan in dalku gumaysi ku jiro?

Su'aashaas jawaabteeda waxaa weeye markii aan madaxweynaha si un ku diido dalka waa la gumaystaa.

Hadii aan si un ku raacana xor baan nahay xaqna ma ahan in nala fara geliyo.

Munaafaqnimadan waxaa ka fiican
In qabiilaysi loo wada tukado intaan alle la hor istaagi lahayn garbo isku qabasho been ah.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, cadnaan1 said:

Wadaadkii wacdin jiray sheekh mustaf  siyaasi miyuu isku badalay 

Ma wacdin jiray? Intuu ka wacdiyaa, London? Wadaadoow xaal qaado.

 

14 hours ago, maakhiri1 said:

Isagii baa doodii ku biiray 😁, oo dhinac la saftey

 

MMA, Sheeko cusub oo kuwan wariye isku sheega sameeyaan baa hada jirta, in Lacag,  extortion,  laga dalbado madaxda dalka , hadii kale lugu shido oo sidan Nadaara. 

 

C/qaadir Nadaara waa lagu yaqaanaa howshaas. I can't believe I used to advocate his release 13 years ago on here SOL.

 

5 hours ago, gooni said:

La yaab malaha wariye aan shaqo ahaan usoo baran shaqadiisa iyo TV lagu furay ma ii jeedaa iyo nalka igusoo jeedi.

Waxaa kaliya oo layaab leh nin aaminsan in soomaaliya aysan lahayn (Country sovereignty ) hadana xusbi siyaasadeed furtay macnihiisu wuxuu yahay?!!

Hadii aad aaminsantahay in wadanka xalane laga xukumo ayna dhici karto in wax ka jiraan hadalkiisa soo ma'ahayn inuu dalkiisa ama qalin ku xoreeyo ama qori muxuu xusbi u furtay asagoo aaminsan in dalku gumaysi ku jiro?

Su'aashaas jawaabteeda waxaa weeye markii aan madaxweynaha si un ku diido dalka waa la gumaystaa.

Hadii aan si un ku raacana xor baan nahay xaqna ma ahan in nala fara geliyo.

Munaafaqnimadan waxaa ka fiican
In qabiilaysi loo wada tukado intaan alle la hor istaagi lahayn garbo isku qabasho been ah.

Soomaali badan ayaa aaminsan in 'beesha caalamka' la'aantood inuunan dalka shaqeyn karin.  Sodon sano qalalaaso lagu jiray ayaa keeneyso kalsooni la'aantaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.