Sign in to follow this  
Deeq A.

Lafta Gareen oo kulan la qaatay wafdi ka socda DF Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi uu hoggaaminayey wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa.

Wasiirka shaqada iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka wada hadlay horumarinta deegaannada maamulkaas iyo siddii shaqo abuur loogu samey lahaa dhallinyarada.

Warfaa ayaa Baydhabo u tegay qiimeynta barnaamijka Baxnaano oo Madaxweynaha Soomaaliya u daah-furay sanadkan 2020, kaas oo lagu taageerayo dadka danyarta ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this