Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Somalidu Nabad Ma rabtaa?

Recommended Posts

hadii aad dhageesato doodada fadhu-kudirirka, aqriso forums somalida kama muuqato nabad jaceel?

qaf walba nabada wuxuu ka jecelyahay qabiilkiisa aa ururka uu taageero?

Maxaa udiiday dadkaan nabada in eey jeclaadaan?

sidee loo badali karaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nabad waan doonaya kool....i don't wanna an asian diploma holder in uu dhaho hadii project eyna ku dhamaan waqtigaas u ll be fired.

 

 

topic-ga waa muhiin, dadka-YAGA qabiilka ayey ka jecelyihiin nabada...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Che, adi nabad marabtaa? Qabiikaagase majeceshahay?

 

Yaabka, Somalida qabiilka sida dhiiga buu jirkooda u dhex qulqulaa, baan filayaa...Hadii dhiigla'aan lanoolaankaro, nabad waa helenaa...

 

Ani mugoo qabiilkey waajeclahay been masheegaayi...Nabadna waan rabaa, xaala sameyhaa hee? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Yaabka-Yaabkiis:

hadii aad dhageesato doodada fadhu-kudirirka, aqriso forums somalida kama muuqato nabad jaceel?

qaf walba nabada wuxuu ka jecelyahay qabiilkiisa aa ururka uu taageero?

Maxaa udiiday dadkaan nabada in eey jeclaadaan?

sidee loo badali karaa?

^^ this is a forum so i doupt u can find the answer here.

 

P.S laakin runtii hadii la rabo hogaa waa jil jil ceenaa, these days we are slightly willing to accept leaders who are not necessesary from our qabiils.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this