Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxamuud Culusow “Madaxweyne Farmaajo Wuu Ku Xadgudbay Weriye Gurbiye “

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamuud Maxamed Culusow oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku xadgudbay karaamada Weriye Cabdicasiis Gurbiye , sidaas darteedana laga rabo in uu bixiyo magdhaw ”

Halkan Ka Daawo Maxamuud Maxamed Culusow Oo Ka Hadlay Arinta Gurbiye

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this