Sign in to follow this  
Deeq A.

Amniga Goobaha Imtixaannada oo La Adkeeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa aad loo adkeeyey goobaha ay ardeyda ku galayaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee guud ahaan dalka.

Magaalada Muqdisho meelaha amniga la adkeeyey waxaa ka mid ah jidadka Maka Al-mukarama, Wadnaha iyo 30-ka iyo inta badan degmooyinka Xamarweyne, Yaakhshiid, Kaaraan, Waaberi, Warta Nabadda, Hawl-wadaag, Hodan, Wadajir, Dharkenley iyo degmooyin kale.

Imtixaanka oo ay u fariisan doonaan in ka badan 30 kun oo ardey waxaa gacanta ku haya wasaaradda waxbarashada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this