Sign in to follow this  
nuune

Only Qaraami songs and their Lyrics

Recommended Posts

nuune   

this is for Qaraami addicts and new converts of Qaraami songs, okeey smile.gif

 

the game is simple, get one Qaraami song, post the link so we can listen to it, and give us its lyrics, that is all

 

I will start my all time favorite Qaraami song Dadka Haiska Weyneyn by Mohamed Mooge, this was the song that many people dont get its full meaning of words, well I tried to write it and here is what I got it, the lyrics, let me know if there is errors I made in writing the lyrics.

 

the song Dadka Hiaska Weyneyn

 

the Lyrics

 

DADKA HAISKA WEYNEYN

INAA KALI WAX GARAD TAHAY

HA IS KA DHIGIN WALAALEEY

 

RUUX WAA ADIGAN HEYN JIREY

MARBAA LAGA WAREEJAA

ISHA LABAADADAA

MAANTABA WARWARAYEY

 

ANIGAABA SIDA WAQTIGA QAAR

SIDII WARIYE SIRAATEHEE

WARKA LAIGA LALIN JIREY

 

WIXII WIIQEY TALADII

WEYDIINAHAYOO

HADBA WAAGA JOOGAA

LA TIHIIN WALAALOO

WAJI LACAGA BEY DUMAR

WACADKABA KU IIBSHAAN

 

SIDII WAADIGII QULQULAYIYOO

WAA ADIGAA XAREEDEE

SHINBIRUHU KA WAABTAAN

 

WEEDHAADA INANYAHAY

WAA LAGA WAREERAYOO

ISLA WEYNIDAADANA

WAXA TAHAY LA SHEEGYEE

 

WACDARADA ADUUNKANA

WAXAA LAGA WAREESTAA

RUUXII WAX GARADEE

ADIGOON WAAYA ARAG NOQON

CIRKA HA ISKU WAABININ

 

NAFTAN WAALANAYSA

WAANU KAAMA MAQASHEE

HADDII AAD MAANTA WACANTAHAY

MAKU KU WAARI DOONTAA?

 

 

so, si xun uu ugu daadiyey wallaahi lol, your turn now

Share this post


Link to post
Share on other sites
juba   

sorry for not contributing nuune but does anyone know the liyrics to the qaraami song Shimbir heysaa song by Mogol??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Juba I have almost all of Magool songs (liyrics) but this one that u are asking I dont know, are u sure its called "Shimbir heysaa?".......

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

here is the lyrics of shinbirayahoow heesa

 

 

SHINBIRAYAHOOW HEESA

HEESA HEESA HEESA

HEES WANAAGSAN HEESA X2

HADHKAN SOO FARIISTA X2

KAALAYA HORTEEYDA X2

SHINBIRAYAHOOW HEESa X2

 

 

HOWLAHAAN XULAAYOO

HAGARDAAAMADIISA

HOWLAHEYNU RAAYAA

HIIBADKA INGOODNA

 

HIBAD AAN KU GAARIYO

FOGA WAAN MAAYE

SHIINBIRAYAHOOW HEESA

HEES WANAAGSAN HEESA

LOODA AAN KU GAARIYO

 

CAASHAQ WAA HALBOWLEE

WAA HARKOO KAACAAYAA

RUUX KASTOO HALYEEYA

MAALINTUUU HALEELO

HURDA SEEXAN MAAYEE X2

BOOWE HAILA YAABIN X2

SHINBIRAYAHOOW HEESA X2

HEES WANAAGSAN HEESA X2

 

JACEELKII HOREEYAY

CILMI BAA HALEELA

ANNA II HILLAACOO

HAAMADAYDA RAACSHEE

WAA INAAN HALAABON

HADANA CIYAARE

SHINBIRAYAHOOW HEESA

HEES WANAAGSAN HEESA

 

SHINBIRAYHOOW HEESA X2

HEESA HEESA HEESA X2

HEES WANAAGSAN HEESA

HADHKAN SOO FARIISTA X2

KAALAYA HORTEEYDOO X2

SHINBIRAYAHOOW HEESA

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Thanks for openning this topic. This could be my place to request the lyrics of some of the songs i had often searched.

 

I liked the lyrics of Mohammed Mooge though it has political implications.

 

"naftan walaneysaa waanu kaama maqashee haddi aad manta wacan tahey maku waari doontaa?

 

 

But again who is more classic Mohammed Nuur Giriig and Mohammed Mooge. Anyone who can contribute his lyrics, i would appreciate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Nassir, sxb thanks for that correction, I also like Giriig's songs, the famous one's like Boodhari sidiisi and Timaheeda dheeriyo, the latter song is my favorite as well, the music is realy what i like about the song, I don't think they can do that music nowadayz.

 

When it comes who is classic, Mooge or Giriig, I would say Giriig, the two got different tone of music, and I like Giriig's music more, that is how I classify Qaraami songs

 

Timahaaga dheeree

Boodhari sidiisi

 

the lyrics for Boodhari Sidiisi

 

jacayl waa balaayoo

waa baaxad sooroo

waanigan basteeyee

markaan bilan helaabuu

iga bilaayo ayadaa i bogsiisee

 

bar wadnaha ku taaloo

igu baahday weeyee

 

boodhari sidiisii

barashada jacalykana

ayadaa igu beertee

 

been laguma heeso

runta lagama beydhee

waa loo badheedhaa

cilmi kuu la balan balay

ee qaas la baa ba'ay

baa ana igu balaadhee

 

bar wadnaha ku taalo

igu baahday weeye

 

boodhari sidiisii

barashada jacalykana

ayadaa igu beertee

 

ayadoo habeen badha

intaan soo baraarugay

baalaha ka eego

marka bixiyo faynuus

ileen baabah weeyee

barkimada dagaaloo

 

bar wadnaha ku taalo

igu baahday weeye

 

boodhari sidiisii

barashada jacalykana

ayadaa igu beertee

 

basarka iyo jaahiyo

bilicda iyo nuurkaa haa

waa midaan u bogayoo

aan u beer raqaayoo

biyo nimay u keentaa

bil ku soomanaadee

 

bar wadnaha ku taalo

igu baahday weeye

 

boodhari sidiisii

barashada jacalykana

ayadaa igu beertee

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Nice topic nuune, but let's modify the game by making those that get qaraami songs explain it to those who are lyrically challenged like myself.

 

Here is a song gabal daye. And the challenge is to give a meaning of the song. Explain the story behind it and give lyrics, if you have the time.

 

That is, of course, assuming that some of you can rise to the challenge :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
juba   

cool idea but that would require a mastery of the language something ill admit needs to be polished.

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

^^Sis we have some linguistic nerds, they know who they are and they better show up before i name names :D

 

I'm sure they can find it in their brainy conciences to help us understand the meanings of the songs, with qaraami songs they have intresting stories behind them and the meaning is very well thought out i have been told.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juba   

^true! it would be nice to understand what songs we hum and sing to So come nerds! start translating! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Juba here is the liyrics of Gabal daye song by Khadra Daahir (sorry no translation ;) One of My Favorite Songs)

 

 

GABALDAYE:

 

Adoo gole ka maagloo,

Haweenkaba ka gaabsade

Sow taan ku gado baray!

Garta iyo tusaalahaa

Adigoon gorfayn karin

Sow taan geesi kaa dhigay!

Go'e halaq miyaa tahay!

Hadba marada ii gala

Godadlayntu waa maxay?

Waad iga gardaran tahee

Waan kaa gaddoomee ha goohin

Waana kugu gelaynine ha guuxin!

Waan guurayaa i gees mar;

 

Gurgurshii la dhaanshee

Loo tiriyay guulkee

Intuu maatadii gabay

Gibisha iyo heeryada

Xidhkii kula gaddoomiyo

Abaal gabe ha noqonine

Go'e halaq miyaa tahay

Hadba marada ii gala

Godadlayntu waa maxay

Waad iga gardaran tahay

Waan kaa gaddoomee ha goohin!

Waana kugu gelaynine ha guuxin

Waan guurayaayee i gees mar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Wiilo nasab in aad tahay waad na tustayee bal translation neh ku soo dar aan kuu duceeynee. Walle i am jealous, i love the songs but can in no way write the lyrics of any somali song. Well done to those who do.

 

But instead of lyrics, why not concentrate on the meanings of the song? That way it will have a more general appeal methinks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this