Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab xoogan oo goor dhow ka kacay magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Galgaduud ayaa sheegaya in goor dhow uu dab xoogan ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee gobolkaasi.

Dabka ayaa lagu soo warramayaa inuu qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla ka soo horjeedka xarunta wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha Galmudug.

Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay, waxaana haatan socda gurmad bllaaran oo lagu daminayo dankaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this