Sign in to follow this  
Deeq A.

Kheyre oo guddi u saaray aaska marxuum Xasan Abshir Faarax

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’oisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan Abshir Faarax Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka oo ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga .

Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran

1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS       :Guddoomiye.
2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaa                    :Xubin.
3. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta              : Xubin
4. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudaha                  :Xubin
5. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada                                 :Xubin
6. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada                    : Xubin
7. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka                          :Xubin.
8. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka    :Xubin.
9. Maxamuud Xayir Ibraahim  Wasiiru dawlaha Maaliyadda         : Xubin

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this