Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland Oo Wasaaradii Tamarta Oo Jirta Magacaabay 7-Xubnood Oo Madax Ka Noqon Doona Tamarta Dalka.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Mud. Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray magacabis jaah wareer ku riday Bulshada kadib markii uu magacaabay 7-xubnood oo lagu sheegay Koomiishanka Tamarta Dalka, iyadoo Wasaarada Tamartu ay Qaranka uga masuul tahay Tamarta.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay Komishanka Tamarta. Komishankan oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Axmed Faarax Cadare.

4105307D-B342-4ADB-8589-EEC725053FF1.jpe

Xubnaha kale ayaa kala ah:

  1. Cabdirisaaq Maxamed Cumar – Guddoomiye kuxigeen
  2. Liibaan Maxamuud Axmed – Xubin
  3. Khadar Cabdi Khayre – Xubin
  4. Ubax Maxamed Maxamuud – Xubin
  5. Cabdirisaaq Maxamud Cali – Xubin
  6. Yuusuf Jaamac Cali – Xubin

Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow), ayaa ah Agaasimaha Guud ee komishankan. Geesta kale qalinka Madaxweynaha oo ilaa intii uu xilka qabtay si waafiya u qora beeshiisa ayay magacaabistani waxay culayska ku sii siyaadinaysa dheeligii jiray.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this