Koora-Tuunshe Posted October 6, 2009 Abtigiis: War geerida ha igula degdegin... Waan ogahay tolnimo weyn inay naga dhaxeyso oo aan is tabi ognahay. Maalmahaan fasax kalaan qaataye aaqiro ma aadin. Laakiin Abdalla Ahmed Hirad (Allaha u naxariisto). Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 6, 2009 :mad: This is not a joke. AT&T nin liita ayaad noqotay baryahan. Kuma cafinayo waad naga nixisay. Subxanallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted October 6, 2009 Caadi ma'aha odaygan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 6, 2009 Waaryaahee A&T adeer War-sangeliga ma sidaasaa u necebtahay. Waa waxaad xabaal u qoddid iyo waxaad aastid iyo kuwo aad habaartid. Aniga, shakki kuma jiro ilma adeeradeey Abdalle Hiirad iyo Koora-Tuunsheba inay iga qiima badanyihiin. Laakiin, Koora waa noolyahay. Abdallena Allahii lahaa ayaa la tagay, Eebena ha u naxariisto. Dee awal kaligeey ayaa moodayay, inaad wax iga sheegtay. Hadase, reerkii oo dhan baad habaar ku madoobaysay. Waxba garan maynee. Ashahaadada badso, shaydaan baa kugu niikinayee! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 6, 2009 I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 6, 2009 Originally posted by Oz: Caadi ma'aha odaygan! Bari horaan sheegey saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 6, 2009 Originally posted by Abtigiis & Tolka: I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa? Hadalkaa bal noo faahfaahi, ninyow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 6, 2009 ^Wuu idin sasabanaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 6, 2009 Jamaal11..I think he's saying you are the girls' girl friends . Iska dhiciya ninkaan, girif giriftiisaa badatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 6, 2009 Originally posted by Jamaal11: quote:Originally posted by Abtigiis & Tolka: I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa? Hadalkaa bal noo faahfaahi, ninyow. I think he's saying you're all a bunch of chauffeurs. You know, like those they have in Saudi. Don't be like Duke, ninkan iska celiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 6, 2009 Namiimnimo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 6, 2009 Jamaal iyo AT&T hadey madaxa isla galaan Jamaal ayaan u hiilin anu isagaan Kullan agteeda caana geel ku wada cabney Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 6, 2009 Originally posted by Abtigiis & Tolka: I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa? A&T ma waxaad dhagaysataa Guryaha iyo xaafadaha. Waxaan filayaa niyow nin googoáy ayaa tahay oo mid reer Maakhir ah oo xidid aad tihiin ayaad qolkiisa hurdada dhagaysataa lool PS:- Jacaylbro, ninkan halla waydiiyo siduu ku ogaaday cilaaqaadka annaga iyo haweenka noo dhexeeya. Waaba sheekko layaableh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 6, 2009 Hunguri, AT&T si beey wax ka noqdeen, ninyow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 6, 2009 Haa saaxiib, ninkii AT&T buufis ayaa ku dhacday. I think, we should buy him a ticket and send him to Hargaisa. I will let Jacaylbro to take him to Alshifa spritual healing center. Waa in ninkan faraha laga xidhaa, kadibna la tumaa. Waliba ushii Geela lagu garaaci jiray ee Dhabida waa in lala dhacaa. Waayo, waxaa laga saarayaa Rooxaantan ku niikkinaysa!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites