Sign in to follow this  
RedSea

hello,have you seen the camel ?! Reer Miyi.

Recommended Posts

RedSea   

[shirkadda TELESOM Oo Adeegyo Cusub Kordhisey: Tuulooyinka Miyiga Oo La Gaadhsiiyey Telefoonada

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 31 January, 2007

 

cellphone.gif

 

Hargeysa (Somaliland.org) – Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM ayaa maanta furtay adeegyo cusub, kuwaas oo ay shirkaddu ku baahinayso isgaadhsiinteeda telefoonada tuulooyinka miyiga Somaliland, isla markaana suuragelinaya in qofka haysta telefoonka gacanta ee TELESOM uu wararka iyo macluum kaleba ka helo Internet-ka.

 

 

Xaflad loo sameeyey furitaanka adeegyadan cusub oo maanta lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa masuuliyiinta Shirkadda TELESOM ku soo bandhigeen adeegyadan cusub iyo waxtarkooda, kuwaas oo kala ah: Telefoonada shirkadda oo la gaadhsiiyey Tuulooyinka [Village Phone], taas oo u suuragelinaysa dadka ku nool tuulooyinka iyo Miyigu inay la xidhiidhi karaan dalka intiisa kale iyo dibaddaba iyo adeegga Mobileka oo ay shirkaddu ku kordhisay in macaamiishu ka heli karto wararka caalamka oo qoraal ah iyo in macluumaadka ay u baahdaan ay ka baadhan karaan bogga Google-ka ee Internetka.

 

Xafladdaas oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan golayaasha Qaranka, xisbiyada siyaasadda, masuuliyiinta shirkadda TELESOM iyo martisharaf kale oo badan ayaa Maareeyaha Shirkadda TELESOM, Mr. Cabdulkariim Maxamed Iid waxa uu ku tilmaamay adeegga cusub ee shirkaddiisu ku baahisey tuulooyinka Somaliland mid xaqiijinaysa saadaal Madaxweynihii hore ee Somaliland, Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal sheegay 10 sannadood wakhti laga joogo oo ahayd in uu dalka gaadhsiin doono in reer Miyigu adhiga ku raacaan Telefoonka. Waxana uu yidhi, isaga oo arrintaas sharraxaya,

 

 

C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.

 

source

 

You may type any key word like shown down there,and you will be on from under the shades of your tree.

 

google_comes_to_somaliland.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nehanda   

Masha Allah, more employment for dadka. I also heard shirkad sabun or clay, I think will open soon either Hargeisa or Burco. Can one buy shares, I wonder.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes , , they all open for shares ,,,,, apart from Telesom company which the shares are closed due to so many share holders and the dramatic benefits it is gaining everyday ,,,,,,,

 

 

But the clay factory has also hundreds of share holders and as far as i know its shares are still open ,,,,,,,,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this