Sign in to follow this  
Deeq A.

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo shaqada hakisay

Recommended Posts

Deeq A.   

War ka soo baxay xafiiska warfaafinta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Uganda ayaa waxaa lagu sheegay in la joojiyey shaqooyinkii safaarada ay u heysay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan dalkaasi, si loo yareeyo faafida Corona.

Fiidow Maxamuud Fiidow oo dhanka warbaahinta u qaabilsan safaarada Soomaaliya ee Uganda ayaa sheegay in dhamaan la hakiyey howlihii safaarada muddo laba isbuuc ah.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inay muujiyaan taxadar iyo feejignaan dheeri ah

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/ccc-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this