Deeq A. Posted March 28, 2020 War ka soo baxay xafiiska warfaafinta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Uganda ayaa waxaa lagu sheegay in la joojiyey shaqooyinkii safaarada ay u heysay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan dalkaasi, si loo yareeyo faafida Corona. Fiidow Maxamuud Fiidow oo dhanka warbaahinta u qaabilsan safaarada Soomaaliya ee Uganda ayaa sheegay in dhamaan la hakiyey howlihii safaarada muddo laba isbuuc ah. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inay muujiyaan taxadar iyo feejignaan dheeri ah Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/ccc-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites