Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo eedeyn culus u jeediyey dowladda dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi (Deni) oo ka hadlay furitaanka shirka Garoowe ayaa eedeyn culus u jeediyey dowladda Soomaaliya.

Deni ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka aysan daacad ka aheyn in la xaliyo khilaafka u dhexeeya labada dhinac.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in madaxda Qaranka ay ku tunteen shuruucda dalka, islamarkaana ay doonayaan inay isku koobaan awooda, sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/SSS.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this