Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Tiirnayo leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi Tiiranyo leh

food-300x261.jpg

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!.

Anigoo ah Eng.Maxamed Jaamac Boosolaaye (Eng.Maskax) Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eng. Maxamuud Cali Diiriye “Ex-kornayl Food’ oo Galabta ku geeriyooday Magaalada Hargeisa,isla-Berri Subaxiina lagu aasi doono Hargeisa “Xabaalaha Naasa-hablood” .

Waxan ilaahay ugu baryayaa inuu Marxuum Food janatul-Firdoows ka waraabiyo

Qoyska,xigtada,Xasabada & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo.

 

Aamin Aamin Aamin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this