Sign in to follow this  
Deeq A.

HirShabelle oo bilaabeysa howlgalo waddo furis ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Wasiirka amniga HirShabelle, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in ay bilaabaan howgallo leyskugu furayo wadooyinka ay go’doomiyeen xoogaga Al-Shabaab.

Mr Khayre ayaaa tilmaamay in ciidamo boolis ah loo diyaariyey sugida Amniga degmooyinka iyo ka hortagida falalka liddi ku nabad-gelyadda si lamid ah xorreynta degaanada ka maqan gacantooda.

Al-Shabaab ayaa maamusho qeybo kamid ah oo ka tirsan HirShabelle, waxaana arrintaas dhaleeceyn kala kulmay maamulka Waare.

Jidadka go’doonka ku jira aysan adeegsan karin madaxda waxaa inta badan weeraro dhabagal ah ka geysta Al-Shabaab, wallow maamulku ku adkeystay in uu ku dedaalayo siddii uu xal ugu keeni lahaa arrintaas.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this