Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo loo diray baaq ku aadan Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay in ay xoojisay ololaha ka hortaga Coronavirus.

Xasan Kacaan, nabadoon diray baaqaas, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo waxyaabaha ka yimaada dibadda.

Si gaar ah wuxuu farta ugu fiiqay dharka Huudheyda iyo Waxyaabaha kala ee gasaceysan, taasoo uu xusay in ay khatar leedahay.

Nabadoonka oo la hadlay idaacadda Shabelle ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in xukuumadda ay fulin doonto arrintaas.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa mar sii horeysay shaacisay in waddanka uusan u nugleyn caabuqaas dilaaga ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this