Deeq A. Posted March 7, 2020 Siyaasiga Eng. Nuur Sheekh oo u waramayey Idaacada Shabelle ayaa ka hadlay xiisada adag ee ka taagan xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Eng. Nuur ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ee ka soo cusboonaaday halkaasi. Sidoo kale wuxuu eedeyn culus u jeediyey qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka, isaga oo tilmaamay inay caqabad ku yihiin dowladda federaalka. Halkaan hoose ka dhageyo codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Zaki-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites