Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Difaaca XFS oo diray fariin ku saabsan ciidanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali [Amar-dambe], ayaa ka hadlay xaalada ciidamada.

Mr Amar-dambe ayaa sheegay in dowladdu ku dedaaleyso sidii loosoo celin lahaa tayadda iyo awooda Xoogaga Difaaca Qaranka.

Isagoo hadalkiisa sii wata, wuxuu hoosta ka xariiqay in ay muhiim tahay in ciidanka lagu garab-siiyo sugitaanka amniga dalka.

Ugu dambeyntii, wuxuu caddeeyay in ay rajo wanaagsan ka qabaan siddii dhowaan loosoo gabagabeyn lahaa howlgalada lagu xoreynayo gobolada dalka.

Hadalkaan ayuu wasiirku ka sheegay munaasabad ka qabsoontay magaaladda Mudisho, taasoo tababar loosoo xiray cutubyo kamid ah guutada Gorgor.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this