Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Saado Cali Rocks

Recommended Posts

Abtigiis   

Waa maxay meesha miyaa dadka la isugu tagayaa!!! lol@maqiiqane, laakiin yaa yidhi anu ma kaftamayo?

 

JB riwaayadishiisii baa lagu jiraaye, yaan la igu qasbin inaan dhex boodo. Politics is my favourite topic.

 

Ducaysane ma saas baad ku ducaysantahay, marka lagu soo habaaro, yaynaan isu iman! :D

 

Kool kat:waxaan odhan lahaa waan iska daayey. Laakiin Maqiiqanto ayaa madaxayga ku soo dhacday. like charges repel each other; was that the grand law of physics? isla keeni mayno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ so you must be the new guy on the block aint it lol..

 

 

JB saada cali tuugo waaye.. lacag ee kasoo xaday Alberta.. islaama badan oo ku casumay meesha ayee lacag kasoo dhacday...

 

I went to see her ruwayad that night, and maasha alaah yaa xabadka ka ciyaaray aan duqdaas aheen loool adoyaal badal like JB habeenkaas wee ugu jirtay.. no wonder why you like her yaah lol...

 

 

Kool kat waa salaaxan tahay.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^War hana salaaxinee naga leexo...Intee laga baxay labadaan bari?

 

Abtigiis, acuudka, maxaa waaye afSoomaaligaan? Maba fahmin, xoogaa ii jilcibal...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Salaaxitaan hadaa diiday tuujoo hoo hee looooooool.... labadaan biri shoqo vecation aa lagu jiray... more vecation to come still iinsha allah.. 2008 in aan dhiig ka keeno aan rabaa... shaqo dhan aa iga hor imaaday............

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Kaalaybo saa u taagnaa lugahaa i daalay, walaashaa kaa wayn utuuji lugaha aan kuu duceeyee... :D

 

Vacation maa tiri? I can use one of those...Hayeh Toronto masoo gaaree, mise snowy Alberta lee ku shabaaxee? Horta wili snow maa da'ooyo? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol... I'm in Ottawa now. iinsha allah I do plan to come to T.o some time this new month laakiin Toronto ani waa ku waashaa so I don't plan to stay that long.. I'm planing a trip to Swizerland UK, Sweden, Holand and Barsalona iinsha allah wanna join? I already got some good prices for all that lol... laakiin waxaa ka baqaa adiga hadaa aduunkaas tagtid in aad soo gaaloowdid lool aniga iga dartid lol... but yea T.o bunka noo dub aan ku dhahay anagaa soo jiriheynee lol....

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOL@Inaa soo gaaloowo...Ar Barcelona anaaba lafaheyga uga cabsado, meeshaas maku jiri, alaheey ka allah...

 

Bun iyo daango diyaar, timir xataa waalagu daraa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Koolkat

Waxaa waaye afkii Gabayadda. la qabso! I thought you would understand the words given your level of somali. I think it is what i meant that you didn't get! Anyway,If I am Maqiiqane, you are Maqiiqanto, that is the jist of the message. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this