Deeq A. Posted February 2, 2020 Qaaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Galmudug oo maanta dhaceysa ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Doorashada oo isugu jira mida madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa saacadaha socda ka qabsoomi doonta xarunta shiirkoole ee magaaladaasi. Musharraxiin dhowr ah ayaa ku loolami doono hoggaanka sare ee Galmudug, walow ay jiraan musharraxiin banaanka ka jooga doorashada, islamarkaana qaadacay Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, iyadoo la xiray inta badan waddooyinka muhiimka ah ee ku yaalla Dhuusamareeb. Wixii warar ah ee soo kordha kala soco: radioshabelle.com View the full article Share this post Link to post Share on other sites